Waalidiin iyo caruurrtooda Oo Wada bartey far-barashada Qur’aanka Oo Xaflad loogu qabtay Baydhabo.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hoolka jaamacada ganaane ee magaalada Baydhabo ayaa waxa lagu qabtey Xaflada loo qabtey ku dhowaad 30 ardey oo isugu jirta walaadiin iyo caruurtooda oo bartey farabashada qur’aanka kariimka ee qolka Eebe.

xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galey culimaa’udiin aqoonyahano, macalamiin masuuliyiin ka socotey wasaarada diinta iyo awqaafta ee dowlada goboleedka konfur galbeed soomaliya iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here