Waaladiinta Kaamka IDC 2 Oo La Siiyey Tababar ku saabsan daryeelka Carruurta

0
228

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhibaatada Sodonkii sano ee ka jirtay Soomaaliya ayaa Daryeel daro ba’an gaarsiisay heer halis ah oo aad u daran inta badan gobollada dalka, taasoo carruurta u soo bandhigtay halis kala-darran iyo cudurro kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here