Waaladiinta Caruur dugsi ku yaala Magaalada xudur oo codsaday in laga caawiyo dhismaha dugsiga.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsigaan oo lagu barta Qur’aanka kariimka oo ku yaala degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa dhigta ardey aad u badan.

Ardeydan oo wax ku barta looxa ayaa waxey isuga jiraa barakacyaal iyo dad danyar ah Waxaana adeyda dhigta dugsiga ay wax ku bartaan geed hoostiisa waqtiga roobka yimaadana ay ka baaqdaan Casharadooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here