Waa Sidee qiimaha Maciishada Qutul Daruuriga ee Suuqyada Baydhabo.?

0
216

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maxamed Nishow Aadan Waxa uu ka mid yahay ganacsatada Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ku leh bakhaarada lagu iibiyo Maciishada Qudul daruuriga Sida Burka, Bariis Sokor, Saliid iyo Wixii la mid ah.

Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay Sicir Bararka ama kor u kaca ku yimaaday Raashiinka Magaalada Baydhabo waxaana uu sheegay in raashiinka qaar gabaabsi uu ka yahay suuqyada Baydhabo sidaa darteedana sababtay in lacag lagu daro raashiinka hada suuqyada laga helo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here