Waa sidee Nolosha Dadka Ku Nool Kaamamka Ku yaala Duleedka Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
379

kaamamka ku yaala duuleedka Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa ku nool dad danyer ah oo ka soo barakacey deegaano hoos yimaada Degmada Xudur iyadoo la gaarey Xiligii Roobabka deyrta’ dadka danyarta ahan Noolashooda ay tahay mid iska Liidata Islmaarkaana La daalaadhacaya Nolo Maalmeedka ayaa Hadana waxay baqdin badan ka qabaan Roobabka Bilowday in uu saameyn dhankasta ah ku yeesho.

Warkan waxaa inoo haya Raxma Salaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here