Waa Maxay Cudurka Macaanka (Diabetes)?

0
453

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka Macaanka Ama sokorta waa cudur dabo dheer ,waa xaalad jirayso ilaa inta nolosha ka dhiman qofka ay ku dhacdo, cudurkan inta badan waxaa saameysa awooda isticmaalka tamarta laga helo cuntad waxaana sidoo kale Cudurkan  loo yaqaanaa dilaagii aamusnaa.

Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan  dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here