Waa Kuma Xiddiga Arsenal Ee Doonaya In Mikel Arteta Laga Caydhiyo Shaqada Arsenal.

0
227

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Arsenal ee William Saliba ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo in shaqada laga caydhiyo tababare Mikel Arteta.

Tababare Mikel Arteta ayuu saaran yahay cadaadis xoogan kadib qaab ciyaareedka xun ee ay soo bandhigtay kooxdu xilli ciyaareedkan.

Xiddiga William Saliba ayaa kaliya sii joogi doona kooxda Arenal hadii shaqada laga caydhiyo tababare mikel Arteta sida ay sheegayaan wararku.

Wargayska L’Equipe ayaa sheegaya in uu xiddigu doonayo in uu isaga tago kooxda Arsenal marka uu furmo suuqa kala iisiga January laakiin uu kaliya sii joogi doono kooxda hadii uu Mikel Arteta ka tago kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here