Ururka Ubaxa Horumarinta oo Deeq Raashiin ah oo ay Ugu Talagaleen Dadka Danyarta ah Gaarsiiyay Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool

0
272

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka Ubaxa Horumarinta bulshada soomaaliyeed ayaa maanta 8tan oo Rashiin ah oo isugu jiraan Bariis, Bur, sokor, Timir, Baasto iyo saliid iyo 4 tan oo daawa ah ayaa garoonka diyaaradaha Magaalada Baydhabo laba diyaaradood ka saareen.

Deeqdan oo ay ka soo aruuriyeen ganacsatada iyo bulshada ku nool Baydhbao ayaa looga tala galay in la gaarsiiyo Shacabka xudur.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here