Ururka Suxufiyiinta Jubbaland Oo Horumarinayo Gabdhaha Ku jiro Warbaahinta.

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaaalada kismaayo iyo  guud ahaan Deegaanda Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa sanadihii danbe  aad u kordhay Tirada  gabdhaha ku soo biirayo mihnada warbaahinta gaar ahaan Raadiyaha kuwaasi oo u baahan in sare loo qaado Aqoontooda iyo xirfadooda warbaahineed.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here