Baydhabo(Radio Arlaadi)-Siid Cali Kuulle Cusmaan waxaa uu ka mid yahay qareenada Koonfur galbeed ee ka shaqeya maxkamadaha Magaalada Baydhabo asigoo u waramaayey Arlaadi raadiyo ayaa wuxuu sharxaad ka bixiyey sida ay ugu qareemaan bulshada ku nool degaanada koonfur galbeed qaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera