Ururka Qareenada KG Oo Qorsheynaya in Waxbarasho Jaamacadeed oo Bilaash ah ay siinayaan 15 Gabdhood oo Raba in ay Bartaan Kuliyada Qaanuunka iyo Shareecada

0
227

Ururka Ururka Qareenada Koonfur Galbeed oo ka shaqeynaya Deegaano badan oo ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa wada dadaalo sidii dhalinyarada koonfur galbeed loogu dhiiragelin lahaa in ay ka mid noqdaan qareenada ka qeyb qaata dacwado maxkamadaha ka dhacayaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here