Baydhabo(Radio Arlaadi)-2017dii ayaa la aas-aasay Ururka Qaareenada Koonfur Galbeed Soomaliya oo Xafiisyo ayey ku leeyihiin Seddaxda Gobol ee Maamulka Ka kooban Yahay, waxaana Gudoomiyaha Ururkaasi Abukaate Cumar Macalin Cabdi Dhagey oo La Hadlaayey Idaacda Arlaadi ugu Baaqay Bulshada in ay bartaan Shuruucda Dalka u yaalo.\
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar