Ururka Naafada KG Oo sheegay in xafiisyada Qaar marka ay tagaan kala kulman Takoor.

0
254

braahim Cali Gudoomiyaha Ururka Nafada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo wareysi siinayay Radio Arlaadi ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin ay la kulmaan dadka Nafada ah .
Wuxuu si gaar ah u xusay inay jiraan caqabado ay ka mid yihiin marka hay’adaha gargaarka ay wax bixiyaan.Wuxuna uu sheegay inay takoor kala kulmaan xafiisyada gaar asaguna hadalka raaciyey inay muhim ay tahay in la ixtiramo nafada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here