Ururka Naafada Jubbaland Oo codsaday in la caawiyo.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobka Dayrta oo ka da,ay Magaalada Kismaayo ayaa saamayn xoogan ku yeesheen Nolosha dadka Danyarta gaar ahaan dadka naafada.

Ururka Naafada Magaalada Kismaayo ayaa gebi ahaanba gudaha u galay biyaha daadadka roobka u gaystay burbur xoogan xafiiska Ururka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here