Ururka Kubada Cagta KG Oo Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya kala wareegey Gaari.

0
281

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka Kubada Cagta Koonfu Galbeed ayaa Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya kala wareegay gaari noociisu yahay Noho kaasi oo loogu tala galay in lagu fududeeyo howlaha Ciyaaraha Degmada Baydhabo.

wareejinta Gaarigani ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed, Agaasimaha guud ee wasaarada, Agaasimaha waxda dhalinyarada, gudoomiyaha ururka kubada cagta iyo Masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here