Ururka Kalkaalisooyinka Somaliland oo Tabarbar u qabtay Umulisooyinka Hargeysa.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkani oo ahaa mid ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen wasarada caafimaadka soomaliland hay’adda UNFPA IYO Uururka Kalkalasooyinka Somaaliland ayaa lagu qabtey Magaalada Hargeysa.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtey qaar ka mid ah bahda kalkalasooyinka oo ku shaqeeya xaruumaha caafimaadka ee deeganadaas.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here