Ururka Horumarinta Ubaxa Oo Soo Bandhigay Deeq Raashin ah ay ka soo aruuriyeen Ganacsatada Iyo Shacabka Magaalada Baydhabo.

0
294

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka ubaxa Horumarinta bulshada soomaaliyeed ayaa  Magaalada Baydhabo ku soo bandhigay deeq raashiin ah oo ay ka soo aruuriyeen ganacsatada iyo bulshada ku nool Magalada Baydhabo.

Deeqdan raashinka ah ayaa loogu tala galay in la gaarsiiyo Shacabka xudur oo go’doon ku jiraan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here