Ururka Hormarinta Deegaanka Ee DEDO Oo Dowlada ugu baaqey in La Sameeyo Shuruuc Adag oo Lagu dhowrayo Faydhowrka Deegaanka.

0
454

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Hormarinta Deeganka Ee DEDO Waxa uu kamid yahay Ururada ka shaqeeya Hormarinta Deegaanka ayagoo sameeynaya Wacyigilin ku saabsan Ilaalinta Deegaanka kaasi oo Bulshada loogu wacyigiliyo in ay ilaaliyaan waxkasta wax u dhimi kara Faydhowrka deegaanka

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here