Ururka Haweenka Magaalada Kismaayo Oo Soo dhaweeyey in Haweenku ka mid noqdaan Hogaanka Xaafadaha

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sida lawada ogyahay Haweenka Soomaaliyeed ayaa door wanaangsan ka qaadanaya Hormarka dalka sida dhinacyada dhaqaalaha Ganacsiga Nabadgeliyada Waxbarshadada iyo ka mid noqoshada Hogaaminta Dalka.

Dhawaan Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa Xaafada Farjano u magacaabey in ay hogaamise Khadra Jaamac Mursal taasi oo badi Haweenka Kismaayo soo dhaweeyeen

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here