Ururka Haweenka Gobolka Hiiraan Oo Bulshada kala hadlay baahiyaha ay qabaan.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Hiiraan Marwo farxiyo Cabdirashiid Cabdi oo maalmahaan Howlo shaqo u joogtey Degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay kulan is xog wareysi ah la yeelatey Haweenka Degmada Si ay wax badan uga ogaato baahiyaha ay xiligaan qabaan Haweenka Buula-burde.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here