Ururka Haweenka Dhuusamareeb oo deeq raashin ah u qeybiyey Qoysas Danyar ah.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Haweenka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qoysas gaaraya 30 deeq raashiin ah nocyadiisa kala duwan ugu qeybiyey Magaalada dhuusamareeb.

Qoysaskan ayaa ahaa kuwa danyar ah oo ku nool magalaada Dhuusamareeb kuwaas oo qaarkood yihiin dadkii ay samayeen roobabtii ka da’ay magalaada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here