Ururka Haweenka Deegaanka Baxdo Oo Olole Nadaafadeed ka sameeyey Wadooyinka

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Haweenka Xaafada Kaah Deegaanka Baxdo Ee Gobolka Galgaduud, ayaa maalmahan waday Olole Nadaafadeed ay ka sameynayeen Xaafadaha Deegaanka si kor loogu qaado Bilicda Nadaafada,taas oo ay ku qabanayaam si isxilqaan ah.

Ururka Haweenka Xaafada Kaah Deegaanka Baxdo Ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ugu baaqeen Haweenka Xaafada kale in aya ka qeyb qaataan, Ololahan Nadaafadeed Ee deenka ay ka wadaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here