Ururka Fulinta Dallada Naafadda Soomaliland Oo Lagu Wareejiyay Qalabka Dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

0
147

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Fulinta ee Dalada Nafada ee Soomaaliland ayaa la wareegey qalab loogu Talagalay dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee aan socon karin oo loogu deeqey Dalada

Qalabkaan oo ay ku deeqdey Hay,ada SNDF ayaa waxaa la wareegey Agaasimaha Fulinta ee Dalada Nafada ee Soomaaliland Sakariye Ahmed Muxumed waxaa uuna sheegey in qalabkaan ay gaarsiin doonaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku dhaqan Soomaaliland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ