Ururka Dhaqatiir Soomaaliyeed Oo Baydhabo Shan qaliin ah Muhiim ah ka fuliyay Isbitaalka Gobolka Baay ee Magaalada Baydhabo.

0
330

Magaaladsa Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa weli booqasho ku jooga qaarkamid ah dhaqaatiirta soomaaliyeed kuwaasi oo gacan weyn ka geysanayaan in ay caawiyaan bukaanada kala duwan ee ku jiraan Isbitaalka gobolka baay.

Warkung Waliba nig haaye.Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here