Ururka dhalinyarada Naafada KGS oo Dalbaday in laga caawiyo wax yaabaha nolosha Aas-aasiga u ah.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdulaahi Maxamed Cabdiraxmaan  Gudoomiye ku xigeenka Urrurka dhalinyarada Naafada KGS, oo marti ku ahaa Barnaamijka dhalinyarada Radio Arlaadi, ayaa waxaa uu ka warbixiyey xaaladda dhabta ah ee xiligaani ay ku jiraan dhalinyarada Naafada KGS gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo, Cabdulaahi ayaa sheegey in maanta aysan lamid aheyn dhalinyarada kale ee lixdooda ay qabaan asigoo u sababeeyey in ay kaga liitaan helitaanka wax yaabaha nolosha aas aasiga u ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here