Ururka Dhalinyarada Degmada Buur-Hakaba Oo Dalbaday in Loo dhiso Jaamacad ay dhigtaan

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Si ay uhelaan hogaamiye iyo maamul wanaagsan dhalinyarada Degmada Buur-hakaba ee gobolka baay 2019 waxaa ay qabteen doorasho ay ku soo dooranayaan gudoomiyaha Ururuka dhalinyarada Degmada Buur-hakaba iyo xubnihiisa kale si ay kaalintooda dhalinyarnimo ay ugu qeyb qataan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here