Ururka Dhalinyarada Degmada Baydhabo Oo Olole bilic soo celin ah ka sameeyay Wadooyinka.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo oo kaashanaya Dhalinyaradda 10ka xaafadood ee Magaalada Baydhabo ayaa ololo bilic soo celin ah ku sameeyey magaalada Baydhabo maadaama nagu food leedahay ciidul fidriga.

Dhalinyaradan oo si iskooda ah isu xilqaamey ayaa waxaa uu hogaaminaayey Gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Baydhabo, waxaa ay qurxinaayeen Darjiimada laamaiyada afkooda ah ayagoona sheegey in mar walibo utaagan yihiin sidii ay qeyb ugu qaadan lahaayeen hormarka ka socda Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here