Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyarada ku nool dalka soomaaliya maanta %75 waxaa lagu tiriyaa in ay yihiin dhalinyaro kuwaasi oo kala heysta fursado kala duwan oo nolashooda ku saabsan, waxeyna qeyb ka yihiin nabadda, isdhaxgalka bulshada, horumarka iyo dal dhiska.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera