Ururka Dedo oo wacyi-galin ku saabsan Covid 19 u sameeyey qaar ka mid ah Barkacyaasha Magaalada Baydhabo.

0
362

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka horumarinta Degaanka DEDO qeybtiisa Magaalada Baydhabo oo kaashanaayo wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey wacyi-galin oo ku aadan cudurka covid 19 ay ka bilaween qaar kamid ah barkacyaasha ku yalaan Magaalada Baydhabo taasi oo uljeedkooda yahay sidii looga hortagi lahaa faafitaanka cudurkaasi.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here