Ururka Dedo Oo Sanadkii 5aad Afurin u Sameeyay barakacayaasha Baydhabo.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururuka hormarinta degaanka ee dedo oo ka mid ah ururada ka jira Magalada baydhabo ayaa sanad walab marka la gaara bisha barakeysan Ee ramadaan waxey afurin u sameyaan qaar ka mid ah dadka danyarta Ah eek u nool kaamamka magalada baydhabo ee xarunta gobolka bay Ayigoon afurinta dadka danyarta ah wado mudo shan sano ah si ay u Garab istagaan dadka aan haysan wax ay ku afuraan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here