Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Hormarinta Deegaanka ee (DEDO) ayaa Maanta deeq shamiindo ah ku wareejiyey Guddiga Isxilqaan ee Dhismaha Maxkamada Degmada Xuddur ee gobolka bakool.
Waana Ururkii ugu horeeyey oo urur ahaan uga qeyb qaatay dhismaha maxakamada degmada hudur iyagoo gaarsiiyeye shamiindo ay tiradeeda la egtahay toban iyo dhowr kiish.
Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir