Ururka DEDO Oo Bulshada ugu Baaqay in ay Qeyb ka qaataan Afurinta Dadka Danyarta ah.

0
218

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Horumarinta Deegaanka Dedo oo dadaalo lagu afuriyo Dadka Danyarata Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada baydhabo Sanadkii Sadaxaad bisha Barkayasan ee Ramadaan ka Wadaan. Magalada Baydhabo waxaa ku nool dad danyar ah oo aan Awoodiin afurka iyo suxuurta kuwaasi oo u baahan caawimaad.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here