Ururka DEDO Oo Agab Nadaafadeed ku wareejiyey Haweenka Degmada Baydhabo.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka DEDO Waxa uu kamid yahay Ururada ka jira Deeganada KG islamarkaana u dhaqa dhaqaaqa Horumarinta Deegaanka, Bilic soo celinta iyo sidii loo ilaalin lahaa Nadaafada Bulshada iyo wacyigelinta Shacabka sidii kor loogu qaadi lahaa.

Si wax loogu qabtey Nadaafad darada iyo Deegaanka ayaa Ururka DEDO qalabka Fayadhoorka ku wareejiyey Gudomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo taasi oo fududeyn doonta Shaqooyinka Maalinlaha ah ay Haweenka ka wadaan Magaalada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here