Ururka Dedo Ee Magaalada Baydhabo Oo Bilaabay in Bulshada ay u qeybiyaan afxirka iyo jeermis dilaayasha looga hortago COVID-19

0
234

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Dedo Oo Ka mid ah Ururada Ka dhisan Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu Magaalada dhexdeeda Bulshada ku nool ugu dhax qeybinayey Face-mass ka Afka Lagu Xirto ku wooda oo aan Awoodin, si ay qeyb ugu noqdaan Ololaha Loogu hortagayo Cudurka Covid 19.

Warkan Waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here