Ururka Bay Women Oo Xafiis Cusub ka Furtey Magaalada Baraawe

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada baraawe ee Caasimada maamulka KGS munaasanad xariga looga jaraayey Xafiiska Cusub Ee Hey ada Bay Women Association Network ee Gobolka Shabeelada Hoose

Godoomiyaha Degmada Baraawe Ahna Duqa Caasimada Dowlada Konfuur Galbeed Omar Sheikh Abdi Shafana ayaana ka qeybgaley Xireg jarka Xafiiska Cusub Ee Hey ada Bay Women Association Network

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here