Ururada Ka Shaqeeya Hormarinta Deegnaanka iyo Xanaaneynta Xoolaha Oo Sheegey in Xoolaha lagu soo dhax daayo Magaalada Baydhabo Dhexdeeda dhibaatoyin laga dhaxli karo.

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Markaad dhaxmareysid Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay indhahaaga qabanayaan Xoolo fara badan oo dhax taagan Sida Ariga iyo Dameeraha kuwaasi dhibaatooyin kala duwan ku haya Bulshada Magaalada haba ugu dhib badnaatee Suuqa magaalada Kuwaasi oo ay ku Saxroodaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here