Ururada Haweenka Baydhabo Oo Ku Baaqay Caawinta Haweenka baahiyaha gaarka ah qaba.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo iyo Guud ahaan Deeganada KG waxaa ku nool Kumanaan Haween qaba baahiyaha gaarka qaar koodna la nool yihiin duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ah iyo in aysan helin xuquuqaadkooda kale sida waxbarashada Shaqooyinka iyo ka qeyb gallka Arimaha Hogaaminta Bulshada Hadana aysan helin garab istaagii ay u baahnaayeen

Hadaba Sidee lagu Caawin karaa Haweenka qaba baahiyaha gaarka qaba Faadumo Ali Iimaan oo hogaamisa Urur u dooda Xuquuqda Haweenka ayaa ka hadlay sida uu ururkooda qeyb uga qaato Caawinta Haweenka danyarta ah gaar kuwa Naafada waxay kaloo sheegtey in marwalba loo baahan yahay in Bulshada si weyn u garab istaagaan Haweenkaas dhibaateysan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here