Ururada Bulshada Xudur Oo Loo qabtey Tababar La xiriira ilaalinta Nabadda.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Amniga gudaha dowlad goboleedka KGS ayaa waxay qaar ka mid ah bulshada ku nool degmada Xudur xarunta gobolka Bakool u qabatay tababar ku saabsanaa is dhax galka bulsada, hay’addaha iyo tacadiga ka dhanka ah xaquuqda Bini’aadinka.

Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga KGS Maxamed Yaasiin Cabdulaahi iyo gudoomiye ku xigeenka koowaad maamulka degmada Xudur Cali Xuseen Xasan ayaa si wada jir ah u furay tababarka oo qeyb ka ah aqoon is weydaarsi bulshada iyo hay’adaha ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here