Ururada bulshada rayidka Oo La Barayo Sharciga dhulka Magaalooyinka KG.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo waxaa laga daahfuray Tababar ku saabsan sharciga dhulka dowladda KGS kaasoo socon doona Mudo laba maalmood socon doono

Tababarka ayaa waxaa loo qabanayaa Ururada bulshada rayidka ah, Qareenada, Saxaafada iyo Odayaasha Dhaqanka ee ku dhaqan Baydhabo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here