Ururada Bulshada Rayidka KG Oo ka hadlay sida ugu fudud ee bulshada Soomaaliyeed looga wacyi-galin karo Midib takoorka.

0
303

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulamada isku imaatinka bulshada dhaxdeeda ah iyo wacyi-galinta bulshada qeybaheeda kala duwan la siinaayo ayaa mar weliba waxaa uu dhaliyaa fahanka ah in waxyaabaha dhibaatada bulshada dhaxdeeda ka dhalin kara ay tahay isfaquuqa ama midib takoorka taasi oo ah in qofka wax uu yahay lagu faquuqo.

Shantii sano ee la soo dhaafay waxaa si aad ah hoos u dhacay in bulshada dhaxdooda ay isku sameyaan faquuqa ama is midib takoorka taasi oo bulshada intooda badan loo sameeyo kulamo is dhaxgal bulsho ah ama wacyi-galin ku aadan arimahaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here