Ururada Bulshada Rayidka Ee Magaalada Baydhabo Oo Loo soo gabagabeeyay Tababar Ku saabsan Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Boqolkiiba 30ka ah.

0
256

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Haweenka Soomaaliyeed waxay ku hanweyn yihiin inay Boqolkiiba 30 ku yeeshaan matalaadda labada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka waxay ku soo gabagabiyeen Siminaar labadii maalmood ee la soo dhaafay oo loo qabtay ururada bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here