Ururada Arrimaha Bulshada Oo Dhalinyarada Baydhabo Ka wacyigelinaya Isticmaalka Maandooriyaha.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wacyi-galinta iyo isku xirnaanshaha bulshada waxay qeyb ka tahay horumarinta dadka iyo degaanka ayadoo la adeegsanaayo ururada kala duwan, aqoon yahnada, odiyaasha iyo qeybaha kale ee bulshada ugu muhiimsan.

Magaalada Baydhabo oo ka dhisan Ururo badan oo u dhaqdhaqaaqa arimaha degaanka iyo bulshada ayaa waxay ku howlan yihiin sidii ay ugu shaqeyn lahayeen arrimaha degaanka si gaar ah wax ka qabashada arimaha maandooriyaasha taasi oo xiligaani dhibaato ku ah dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera