UEFA Oo Soo Saartay Xiddigaha U Sharaxan U Tartamista Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Todobaadka Ugu Horeeya Ee Champions League.

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)- UEGA ayaa soo saartay 4-ta xiddig ee todobaadkan u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadka ugu horeeya ee champions League.

Waxa Salaasadii iyo Arbacadii la ciyaaray todobaadka ugu horeeya ee champions League waxana jira xiddigo wacadaro soo dhigay kulamadii la ciyaaray.

UEFA ayaa soo xulatay 4 ka mid ah xiddigihii qaab ciyaareedka soo bandigay kuwaas oo ku tartami doona abaal marinta xiddiga ugu fiican todobaadka champions League.

Xiddigaha Kingsley Coman, Alvaro Morata, Angeliño Iyo Tetê ayaa ah xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadka champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here