U adeegiyaasha Bulshadu Kaalin Noocee ah ayay ku leeyihiin Nabadda?

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan, u adeegyaasha bulshadeed waxaa loogu talagalay inay noqdaan sidii albaabbo wareega, Waxay diiradda saaraan shaqsiyaadka dhibaatada ku jira, kuwaas oo marka calaamadaha xaaladda degdegga ah la yareeyo, si toos ah loogu celiyo xaaladdii diiqadda lahayd ee keentay waxyeelada lagana saaro dhibaatooyinka.

Waddamo badan waxay ugu yeedhaan adeegayaasha bulshada “kuwa Ka shaqeeya adeegyada dabadooda” ama kuwa soo taageera oo xoojiya adeeg walba oo la bixinayo.U adeegiyaasha Bulshadu waxay doorar kala duwan kaga jiraan Howlaha bulshada, Nabad dhiskuna waxay ku leeyiihin kaalin weyn.

Warbyhungtung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here