Todobaadka Naasnuujinta Aduunka Oo ka Bilowdey Magaalada Baydhabo

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda KG ayaa soo qaban qaabisay munaasabad balaaran oo lagu daahfurayo Ololaha Todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo sanad kasta la xuso Bisha Agost kaas oo socon doona muddo todobaad ah, waxaana ka soo qeyb galay shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, masuuliyiin ka socotay Hay’adaha ka shaqeeya howlaha nafaqada, Ururada Haweenka iyo marti sharaf.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here