Todobaadka Naas Nuujinta iyo Nafaqeynta Carruurta oo Magaalada Baydhabo lagu Xusay.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobaadka naas nuujinta caalimiga ah oo la xuseyo 1da bisha Sideedaad ilaa iyo Todobada sanad walabo waxaa maanta magalada baydhabo lagu xusey xoojinta naas nuujinta iyo wacyigelin ku saabsaan sida loogu hortagi lahaa cudurka karoona iyo sida loola tacaali lahaa carruurta marka ay la dhashtaan iyo sidii loo xoojin lahaa naasnuujinta oo dhimeystiran.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here