Tirada kiisaska cudurka karoona feyris ee dunida oo sii kordheysa.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cudurka karoona feyris oo markii ugu horeysay ka dilaacay dalka Shiinaha bishii December sannadkii 2019-kii ayaa ku faafay dunida inteeda kale, waxana cudurkan uu galaftay nolosha  in ka badan 2 malyan oo ruux.

Tiradka dadka uu haleelay cudurkan ayaa hadda mareysa 95 malyan oo ruux, waxana dalalka ugu badan ee cudurkan hadda uu faraha ban ku hayo ka mid ah Mareykanka, Hindiya, UK, Brazil, Ruushka iyo Faransiiska.

Dad badan oo ku nool dalalka Caalam-ka ayaa ka bogasaday cudurkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here