Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya aya waxa laga soo sheegayaa in korortey tirada dadka la xanuunsanaya Cudurka HIV AIDS sida lagu sheegey warbixin ka soo baxdey maamulka iyo dhaqaatiirta gobolkaasi
Yuusuf Dacar iskuduwaha Arimaha Cudurka HIV AIDS ayaa sheegey in maamulka wajeer dadka qaba Cudurka HIV AIDS uu sare u kacay marka loo fiiriyo gobolada kale ee dalka
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani