Tirada dadka qaba cudurka karoona ee dalka IRAN oo korortay

0
265

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tirada dadka qaba cudurka karoona ee dalka Iiraan  ayaa gaartay 5,559,691 Kadib baaritaan lagu sameeyay magaalooyinka dalkaasi taasi oo muujineysa kor ukaca kiisaska cudurkan.

Tan iyo markii kiiskii ugu horeeyay karoona laga helay wadankan waxaa ka bogsaday 4,988,109 kuwaasi oo dawooyin iyo karantiil kadib xaaladooda caafimaad ay wanaagsanaatay halka dhimashada ee cudurka Covid-19 dalka IRAN gaartay 119,888.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here