TikTok oo wax ka beddeshay da’da dadka live-ka sameyn kara

0
126
The TikTok logo is seen on an iPhone 11 Pro max in this photo illustration in Warsaw, Poland on September 29, 2020. The TikTok app will be banned from US app stores from Sunday unless president Donald Trump approves a last-minute deal between US tech firm Oracle and TikTok owner ByteDance. US authorities say the Chinese video sharing app threaten national security and could pass on user data to China. (Photo by Jaap Arriens/NurPhoto via Getty Images)

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)TikTok waxay sare u qaadaysaa da’da ugu yar ee dadka isticmaali kara Live-ka. Da’daas oo markii hore ahayd 16 jir iyo wixii ka wayn, iyadoo hadda ka dhigtay 18 jir.

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in boqollaal akoonno ah oo si toos ah uga imaanayay xeryaha qaxootiga ee Suuriya, Kuwaas oo taakuleyn deeq ah loogu raadiyay muuqaallo toos ah oo lagu baahiyo TikTok islamarkana shirkadda ay qaadato 70% dhaqaalaha ka soo xarooda Live-ka.

Mustaqbalka, dadka waaweyn oo keliya ayaa awood u yeelanaya inay “diraan haddiyadaha,” ayay tiri TikTok.

Waxay intaas ku dartay in “toddobaadyada soo socda”, ay u oggolaan doonto macaamiisha inay sii wadaan Live-ka dadka waaweyn oo kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here